Ciidanka dowladda oo la wareegay deegaano Al Shabaab ka joogeen Hiiraan (Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa maanta howlgalo qorsheesan ka fuliyay deegaano hoos yimaada degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan , waxa ayna ciidanka howlgalka inta ay wadeen la wareegeen deegaano dhoor ah. Saraakiil katirsan milatariga Soomaaliya ayaa warbaahinta ku hadasha afka dowladda u sheegay in ciidamada la wareegeen deegaano dhowr ah oo ay ka mid yihiin, Ceemooy. … Continue reading Ciidanka dowladda oo la wareegay deegaano Al Shabaab ka joogeen Hiiraan (Sawirro)